Thursday, May 15, 2025
HomeAll NewsAas-aaska Dowladda Federaalka Tan iyo Burburkii Dowladdii Kacaanka. .

Aas-aaska Dowladda Federaalka Tan iyo Burburkii Dowladdii Kacaanka. [WARBIXIN].

Saddex sano oo kaamil ah ayaa u dhamaatay Xasan Sheekh Maxmuud mudo xileedkiisa labaad ee uu ku fadhiyo kursiga Villa Soomaaliya, waxaana dhamaan dhinacyada arimaha Soomaaliya daneeya isku waafaqsanyihiin fashilka ay dhex fadhiso Dowladda Federaalka, iyo iney mareyso mid kamid ah maraaxishii ugu adkaa ee soo mara jiritaankeeda.

Hadaba, sidee ayay ku dhisantay Dowladda Federaalka? Yaa lahaa aas-aaskeeda? Maraaxil noocee ah ayayna soo martay in Shisheeyuhu Soomaaliya ka dhisaan dowlad iyaga taabacsan, tan iyo burburkii dowladdii Kacaanka? Warbixin ku aadan qodobkan waxaa soo jeedinaya walaalkeena Muxsin Xasan Xaaji.

Halkaan ka Degso Warbixin- Dowlad-dhiska Soomaaliya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.