Saturday, July 5, 2025
HomeAll NewsAbiy Axmed oo Hanjabaad Culus u Diray Kooxda TPLF.

Abiy Axmed oo Hanjabaad Culus u Diray Kooxda TPLF.

Abiy Axmed oo ah Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Itoobiya ayaa waxa uu digniintii ugu dambeysay udiray kooxda TPLF ee ku xooggan gobalka Tigreega.

Isagoo ka hor hadlayay baarlamaanka Itoobiya ayuu Abiy Axmed sheegeen, in haddii kooxda TPLF ay markale dagaal billowdo aysan ka dheefi doonin waxaan dhibaato ka aheyn, islamarkaana aysan jirin cid usoo gurmaneyso.

Waxa uu intaas ku daray, in dowladda Eretrea ay ballanqaadyo been ah usameyneyso kooxda TPLF, haddii ay kooxduna ku siranto ay iyadu ku rogman doonto sida uu hadalka udhigay.

Halkaan ka Degso Warka Abiy Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.