Abiy Axmad oo ah Ra’iisulwaaaraha Itoobiya ayaa xanuunsanaya waxaana lagu sameeyay markii labaad muddo sanado ah oo uu xilka hayo qallin dhanka madaxa ah.
Kulan dhacay todobaadkan oo loogu dabaaldegayay sanad guuradii todobaad ee uu hayo xilka madaxtinimo ee dowladda Itoobiya, ayaa laga waayay Abiy waxaana deyrinayaa xaaladdiisa caafimaad.
Warbaahinta dowladda Itoobiya ayaa markii uu dhacayay kulankan waxay baahineysay khudbado uu kol hore jeediyay Abiy, taasoo sii xoojisay xaaladda caafimaad ee uu ku jiro.