Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAfduubka Soomaalida oo Kusii Xoogeysanaya Dalka Koonfur Afrika.

Afduubka Soomaalida oo Kusii Xoogeysanaya Dalka Koonfur Afrika.[DHAGEYSO]

Waxaa laga dareynayaa xaaladda amni ee qeybo kamid ah dalka Koonfur Afrika, kadib markii uu sii xoogeystay afduubka loo geysanayo ganacsatada Soomaalida ah.

Dalka Koonfur Afrika oo dhibaatooyin isugu jira dil iyo dhac loogu geysto dadka Soomaalida ah si gaar ah ganacsatada, ayaa waxaa hadda lasoo warinayaa inuu kusii xoogeysanayo afduubka loo geysanao ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool dalkaas.

Gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika ayaa ah meesha ugu badan ee ay afduubyadu ka socdaan.

Halkaan ka Degso Warka Koonfur Afrika

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.