Suldaan Maxamad Mayow oo ah Afhayeenka Odaayasha Dhaqanka Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa ka hadlay la wareegitaanka ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee degaank Sabiid.
Wuxuu sheegay in askartii Dowladda Fedaraalka ee halkaasi lagla wareegay dhibaatooyin kala duwan ku hayeen shacabka deegaanka.