Monday, June 30, 2025
HomeAll NewsAfhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ka Hadlay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Shacabka Soomaali-Galbeed...

Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo ka Hadlay Dhibaatooyinka Lagu Hayo Shacabka Soomaali-Galbeed .

Nabadoon Ismaaciil Haaruun oo ah Afhayeenka odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, ayaa sheegay iney aad uga walaacsan yihiin dhaca boobka dilka iyo dhibaatooyinka kale ee lagu hayo shacabka Soomaali-Galbeed, kuwasoo ay geysanayaan Itoobiyaanka iyo maamulka wakiilka uga ah dhulkaas.

Nabadoonka ayaa dadka ku nool dhulkaasi ugu baaqay iney kacaan oo ay Jihaadka Soomaaliya kasocda garab u noqdaan, “waxaad heysataan fursad aysan heysan qowmiyadaha kale ee diriska aad tihiin ee ka faa’ideysta oo halganka ku biira si dhulkaas iyo dadkiisaba loo xureeyo.

Halkaan ka Degso Codka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.