Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Daarun-Nicma.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Daarun-Nicma.[DHAGEYSO]

Goor sii hooreysay Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa waxa ay baahisay muuqaal soconaya qadar ku dhaw 6 daqiiqo, kaaso oo lagu soo bandhigayo qaabkii uu udhacay weerarkii Daarun-Nicma.

Muuqaalka ayaa lagu arkayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegaya xerda, islamarkaana tooganaya askarta Dowladda Fedaraalka.

Halkaan ka Degso Warbixinta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.