Tuesday, July 8, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Deegaanka Burjaad ee Baay.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Deegaanka Burjaad ee Baay.[WARBIXIN]

Waa muuqaal la daawan karo qadar ku dhawaad 6 daqiiqo ah, kaas oo ay Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah kusoo bandhigeyso, weerarkii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, saldhigii ciidamada dowladda Fadaraalka ee deegaanka Burjeed ee dhaca afaafka hore ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Qaybaha hore ee muqaalka Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamada Xarakada Mujaahdiinta Al-Shabaab oo ku taqadumaya fariisinka ciidamada dowladda Fadaraalka ee deegaankaas, iyadoo waqtigana uu yahay xilli mugdi ah oo uusan waaga si fiican u dillaacin.

Halkaan ka Degso Warbixinta Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.