Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Geel-gub ee Sh-dhexe.

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah oo Baahisay Muuqaalka Weerarkii Geel-gub ee Sh-dhexe.[DHAGEYSO]

Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaal soo bandhigaya, jabkii ciidamada Dowladda Fedaraalka ku gaaray deegaanka Geel-gub ee Sh-dhexe.

Muuqaalka ayaa soo bandhigaya askar badan oo ka firxaneysa goobta dagaalka, iyo qaarkood oo madaxa laga toogtay.

Halkaan ka Degso Warbixinta Muuqaalka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.