Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa shalay baahisay qeybta 02aad ee muuqaallada ciwaanka looga dhigay, Fariin Ka Socota Mujaahidiinta Ku Sugan Furumaha Dagaalka oo Ciwaankeedu yahay:- Maxaan u Dagaalameynaa?.
Qeybta ayaa lagu soo bandhigayaa farriimo ay dirayaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ku sugan goballo ay kamid yihiin Banaadir, Jubabada-hoose, Gedo, Sh-hoose, iyo dhulka NFD ee ay gumeysato Kenya.