Muuqaal kooban oo lagu baahiyay baraha bulshada, ayaa muujinaya sida Zakada xoolaha nool looga qeybiyay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose oo uu ka jiro maamul Islaami ah.