Mu’asasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay muuqaal xiiso badan oo laga duubay dagaalkii weynaa ee ka dhacay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.
Filimkan oo soconaya ku dhawaad qadar 50 daqiiqo ah, ayaa xambaarsan oo soo gudbinaya macluumaadyo kala duwan oo ku saabsan dagaalka, waxaana halkaan idinkugu haynaa, warbixin aan ka diyaarinay muuqaalkan oo soo koobeysa.