Mu’assasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay, qeybta 02aad ee kalimaadkii laga jeediyay, Mucaskarka Sheekh Bashiir Sheekh Yuusuf.
Waxaa qeybtaa kasoo muuqanaya qaar kamid ah culimada oo kalimaad kala duwan ka jeediyay xafaladda lagu soo xirayay mucaskarka.