Mu’assasada warbaahineed Al-Kataa’ib oo baahisay xalqada labaad ee taxanaha ducumentry-ga soo bandhigaya hagardaamooyinka Bankiga Adduunka iyo Hay’adda IMF ay ku hayaan Soomaaliya.
Taxanahaan oo ka kooban 3 xalqo ayaa soo bandhigaya, aragtida dhaqaale ee dalka lagu hagayey tobanaankii sano ee lasoo dhaafay iyo caqabadaha dhaqaale ee uu dalkeenu waajahayo.