Monday, June 23, 2025
HomeAll NewsAl-Kataa'ib oo Baahisay Sawirrada Weeraradii Maanta ka Dhacay Duleedka Magaalada Beydhabo.

Al-Kataa’ib oo Baahisay Sawirrada Weeraradii Maanta ka Dhacay Duleedka Magaalada Beydhabo.

Mu’assasada Al-Kataa’ib ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay saakay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen, xeryo ay askarta maamulka la baxay Koonfur-galbeed ku leeyihiin duleedka magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka Baay.

Sawirrada ayaa laga dheehan karaa khasaaraha ciidamada maamulka la baxay Koonfur-galbeed ku gaaray, weerarada cagmarinta ah ee maanta ka dhacay deegaanka Bur-jaad ee duleedka magaalada Beydhabo.

Halkaan ka Degso Warka Faahfaafhinta iyo Sawirrada

Hoos ka Daawo Sawirrada:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.