Sunday, July 13, 2025
HomeAll NewsAl-Malaaxim oo Baahisay Cadadka 09aad ee Majaladda Inspire ay Soo Saaraan Al-Qaacidada...

Al-Malaaxim oo Baahisay Cadadka 09aad ee Majaladda Inspire ay Soo Saaraan Al-Qaacidada Jaziiratu Carab.[WARBIXIN]

Majallada Inspire oo ah qayb kamid ah majalaadka ay baahiso mu’assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim, ayaa aalaaba lagusoo bandhigaa ma’asaadka muslimiinta, iyada oo lagu boorinayo ka hortaga ficilada guracan ee ay gaaladu kula kacayaan dadka Islaamka ah ee ku nool daafaha caalamka, waxaana qaybtan oo ah tii Sagaalaad diirada lagu saaray, halka ay muslimiintu ka gaareen ka gaabiska waajibkii saarnaa, kuwaas oo gaaray illaa xad ay dhibatooyinka Muslimiinta ka damqadaan dad aan Islaam ahayn, isla markaana ay qaar kamida dadkaas Nafta is dhaafiyeen kaddib markii ay u dulqaadan waayeen waxa ay maanta muslimiintu ku qanceen inay ka aamusaan, halka ay ahayd inay kaga hormaraan kuwa aan rumaysnayn Jiri taanka Allaah iyo isla xisaabsanka maalinta Aakhiro.

Majallada waxaa lagu daahfuray xooggana lagu saarayaa weerar uu dhawaan fuliyay nin Kiristan ah oo ka dhacday Dalka Maraykanka, kaas oo ka dhiidhiyay ficilada foosha xun ee ay Yahuuddu ka wado Marinka go’adoonsan ee Qazza, iyada oo taageero dhan walba ah ka helaysa Dawladda Maraykanka oo ah halka uu Ninkan Kiristanka ah uu Kafuliyay hawlgalka.

Weerarkan ayaa lala beegsaday laba dublumaasi oo Yahuud ah, kuwaas oo ku sugnaa xarun ay ku lahaayeen magaalada Waashitoon ee caasimada dalka Maraykanka. Hawgalkan ayaana waxaa fuliyay nin Ameerikaan ah oo lagu magacaabo Ilyaas, wuxuuna ku qaylinayay weero uu ku cabirayay shucuurkiisa, isaga oo dalbanaya joojinta gumaadka joogtada ah ee lagu hayo dadka abriyada ah ee ku nool xayndaabka go’adoonsan ee Qazza.

Dhacdadan ayaa timid xilli muslimiinta caalamku ay galeen qumuud dheer, kuwaas oo ka falcelintoodu aysan dhaafsiisnayn weerro afka laga sheego ama mudaharaadyo laga dhigo cumqiga dhulka lagasoo abaabulayo gumaadkaas wuxuushnimada ah, kuwaas oo aan wax faa’ido iyo wax tar ah toona u lahayn dhibaatooyinka haysta muslimiinta, isla markaana qayb ka ah tiiha haysta umadda, halka Ilyaas, oo aan Muslim ahayn uu muujiyay damiir qiiro leh oo ka falceliyay baaqyada isbadaba jooga ah ee habeen iyo maalin inagasoo gaaraya Jiida Qazza.

Qaybaha hore ee Majallada Inspire ayaa si kulul loogaga hadlay sida dawladaha reer Galbeedku mar kale u muujinayaan, in dhiiga muslimiintu uu hadur yahay wax qiimo ahna uusan ku dhex lahayn dunidan, iyada oo xukumada Waashitooon ay si qayru macquul ah uga fal celisay dilka Labada Nin ee Yahuudda ah, halka ay maalinle u gumaadayso boqolaal Muslimiin ah.

Majallada Inspire ayaa si gaara diirada u saartay qaabka ay Warbaahinada reer galbeedku uga falceliyeen dhacdadan iyada oo carrabaabtay Saddex Wakaaladood oo kamid ah kuwa ugu afka dheer warbaahinada reer galbeedka, kuwaas oo kala ah Washiton Boost, The Gaadhiyaan iyo Niyuu-Yook Boost. Barahan ayaa kaddib dhacdada baahiyay warbixno iyo barnaamijyo ay kaga hortagayaan ra’ayul caamka umadda, kuwaas oo isku dayayay inay Yahuudda u dhigaan inay yihiin dulmanayaal lagu xadgudbayo Xuquuqdooda.

Halkaan ka Degso Warbixinta Inspire

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.