Monday, April 14, 2025
HomeAll NewsAl-Qaacidada Jaziiratul Carab oo si Kulul uga Hadashay Tallaabo uu Qaaday Maamulka...

Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo si Kulul uga Hadashay Tallaabo uu Qaaday Maamulka Aala-Sucuud.

Dhawaan maamulka Aala-Sucuud ee ka arimiya dhulka Xarameynka ayaa qaaday tallaabo ka dhan ah diinta Islaamka, isagoo bandhig faneed ay ka qeybgalayaan fanaaniin, ciyaaryahanno iyo shakhsiyaad ka yimid wadamada reer galbeedka ku qabtay magaalada Riyaad ee caasimadda maamulka Aala-Sucuud.

Bandhigan oo soconaya muda lix bilood ah ayuu Maamulka Aal-Sucuud wuxuu kaga gol leeyahay inuu ku fasahaadiyo caruurtii saxaabada ee kunool dhulka Xarameynka, waxaana howshani horboodeysa hay’adda Tamashleynta ee uu madaxda ka yahay Turki Aala-Sheykh.

Arinta la yaabka leh waxay tahay in haween caariyaad ah oo reer galbeed ah ay hugteen maro ay ku qorantahay kalimadda Towxiidka, iyadoo sidoo kale goobta ay bandhigyada ku sameynayeen la keenay suuradda Kacbada gaar ahaan Xajaraul Aswadka, taasoo ay culimada Muslimiinta ku tilmaameen mid jees jees ku ah Diinta Islaamka.

Hadaba Mujaahidiinta AlQaacida ee Jaziiratul Carab ayaa kamid ah dadka sida adag uga hadlay arintan, waxayna baaq muhiim ah u direen Muslimiinta kunool Xarameynka gaar ahaan Culimada Diiinta Islaamka.

Audio Player

Halkaan ka Degso Warbixin Bayaanka Al-Malaaxim

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.