Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa bayaan kasoo saaray, dagaalkii dhawaan dhexmaray maamulka Yahuudda iyo Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan.
Bayaanka kasoo baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab ayaa lagu muujiyay, in dagaalkaas uu ahaa mid u dhaxeeyay laba cadow oo ay leeyihiin dadka Muslimiinta ah, iyagoo bidhaamiyay mowqifka laga doonayo in qofka Muslimka ah uu ka qaato dagaallada nuucaan ah.