Mu’assasada Al-Malaaxim oo ku hadasha afka Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa baahisay, bayaan tahniyad iyo boogaadin ah oo ay soo saareen mujaahidiinta Jaziiradda Carabt, kaas oo lagu boogaadinayay guulaha iyo fatuuxaadka ay ku tallaabsadeen mujaahidiinta ka dagaalama Bariga iyo Galbeedka Afrika, iyadoo si gooni ah bayaanka loogu bogaadiyay howlgalkii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee lagu dilay saraakiil katirsan Midowga Yurub.
Bayaankan oo cinwaan looga dhigay “Hambalyada iyo Taageeridda Libaaxyada Islaamka ee Afrika” ayaa Furfurasho kadib waxaa lagu yiri “ Waxaan ummadda Islaamka ah ee ku dhaqan adduunka labadiisa dacal ugu hambalyaynaynaa, guusha ay geesiyaasha Islaamka ka soo hoyeen furimaha Jihaadka ee Bariga iyo Galbeedka Afrika, waxaan boogaadinaynaa dhulalkii uu Allaah u furay walaalaheenna iyo camaliyaadka ay dhabarka kaga jabiyeen, cadawgooda Saliibiyiinta ah iyo adeegayaashooda murtadiinta ah, sida weerarkii geesinimada lahaa ee lagu qaaday Kuliyadda Jaalle Siyaad ee caasimadda Muqdisho, kaasi oo lagu dilay laguna dhaawacay 6 sarkaal oo ka tirsan ciidamada Saliibiyiinta Midowga Yurub, marka lagu daro 35 sarkaal oo Murtadiinta ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday camaliyadda”. Ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhublka Jaziiratul Carab.
Waxaa sidoo kale bayaanka Mujaahidiinta Jaziiratul Carab diiradda lagu saaray, futuuxaadka iyo taqadumka ay ku tallaabsadeen mujaahidiinta Afrika waxaana lagu yiri “Waxaa Allaah fadligiis ah in walaalaheenna ku jilba xiran furimaha Jihaadka ee Afrika uu u furay magaalooyin iyo tuulooyin, taas oo soo dedejinayso burburka nidaamka caalamiga ah ee dulmiga badan, kaas oo ummadda xabadka kaga fadhiyay caqdiyo badan, suurana galinayso soo celinta sharaftii iyo awooddii ummadda iyo in laga furfuro silsiladaha caddaalad-darrada iyo gumaysiga”.
Bayaanka mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiradda Carabta oo sii socda ayaa lagu xusay, in warbaahinnada reer galbeedka iyo kuwa gobalka ay ku hawlan yihiin, daah-saaridda iyo qarinta horumarrada iyo taqadumka ay mujaahidiinta ka samaynayaan jiidaha dagaalka. “in kasta oo lala qabo dhacdooyinka waaweyn ee ay diiwaan galinayaan walaalaheenna Soomaaliya iyo Maali, haddana warbaahinta lasoo kiraystay ayaa iska indha tiraya waxa dhacaya, diiraddana ma saarayaan howlgallada Mujaahidiinta, taas oo ay uga golleeyihiin inay ku yareeyaan muhiimadda ay leeyihiin hawlgalladaas waa sida ay iyaga la tahaye, ama inay damiyaan nuurka Islaamka ee ka soo iftiimay Afrika, kaas oo Allaah idankii cammimi doona dhammaan caalamka Islaamka”. Ayaa lasii raaciyay bayaanka tahniyadda iyo boogaadinta ah ee ay soo saareen Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiratul Carab, laguna boogaadinaay hawgallada ay fulinayaan faracyada tandiimka Al-Qaacida ee Bariga iyo Galbeedka Afrika.
Bayaankaan kasoo baxay baxay Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab ayaa kusoo aadaya, iyadoo waayadii lasoo dhaafay ay kordheen weerarada ay fulinayaan faracyada Al-Qaacida ee bariga iyo galbeedka Afrika, kuwaas oo gacanta ku dhigay dhul baaxad leh islamarkaana furtay magaalooyin dhowr ah, waxa uuna sidoo kale kusoo beegmayaa iyadoo uu sii kordhayo walaaca ay qabaan dowladaha Shisheeye ee uu Mareykanku ugu horreeyo, kuwaas oo si cad u sheegay iney ku daaleen dagaalka ay kula jiraan Mujaahidiinta, kuna goodiyay iney joojin doonaan maagalinta duullaannada Shisheeye ee lagu soo qaaday wadamada Islaamka.
Halkaan ka Degso Warbixinta Bayaanka