Weerarada ay fuliyeen Mujaahidiinta Ansaaru-Shareecah ayaa isugu jira duqeyn iyo weeraro toos ah, waxaana malleeshiyada calooshood ushaqeystayaasha ah ee Imaaraadka Carabta kasoo gaaray khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac intaba.
Haddii aan ku hor marno weerar toos ah oo ka dhacay madiqadda Muudiyah ee gobolka Abyan waxaa halkaasi malleeshiyada Xizaamul amni oo weerar Habeen dheelmad ah lagu qaaday looga dilay, 1 askari halka looga dhaawacay 2 kale.
Sawir muujinaya sida uu dhacay dagaalka ayey baahiyeen Mujaahidiinta Jaziiratul-Carab, waxaana ka dhex muuqada holac ka baxay goobta.
Dhinaca kale Mujaahidiinta Ansaaru-Shareeca ah ayaa duqeyn ay u adeegsadeen diyaarad Drone ah la beegsaday fariisin ay leeyihiin malleeshiyada isku magacaabay Xizaamul-Amni, waxaana jira dhaawacyo soo malleeshiyadii la beegsaday.
Sawir muujinaya sida ay u dhacday duqeyntan iyo gentaal ku hoobanaya goobta ay murtazaqadu joogeen ayey Mujaahidiintu baahiyeen.