Thursday, June 5, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Baahiyay Sawirrada Diyaaraddii ay Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

Al-Shabaab oo Baahiyay Sawirrada Diyaaraddii ay Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.[SAWIRRO]

Waxaa goor dhaw la baahiyay sawirrada diyaaraddii ay ciidamada Xarakaada Mujaahidiinta Al-Shabaab maalintii shalay kusoo rideen, deegaanka Xawaadley oo katirsan gobalka Sh-dhexe, taas oo ay lahaayeen ciidamada Shisheeye ee duullaanka ku jooga dalka.

Sawirradaan ayaa kusoo aadaya iyadoo maanta war kasoo baxay taliska ciidamada Shisheeye lagu dafiray, in ciidamada Xarakaada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay soo rideen diyaaraddda, laguna sheegay in ay udhacday cillad farsamo.

Balse Sawirradaan ayaa bannaanka keenaya in qirashadaas ay tahay mid xaqiiqada baalmarsan, waxaana la arkayaa ciidamada Xarakaada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo dusha ka saaran diyaaradda kana taagay Raayada Towxiidka.

Hoos ka Daawo Sawirrada: 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.