Tuesday, April 29, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saaray Khasaaraha Madaafiicdii Lagu Garaacay Xalane.

Al-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saaray Khasaaraha Madaafiicdii Lagu Garaacay Xalane.

Warsaxaafadeed kasoo baxay Taliska Millatariga ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu faahfaahiyay, weerarkii Madaafiicda ahaa ee maanta lagu garaacay xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay Shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in madaafiicdu ay beegsatay xarumo muhiim ah oo ay Reer-galbeedku ku lahaayeen xerada, laguna dilay 3 sarkaal oo Ameerikaan ah, halka lagu dhaawacay 7 kale oo Ameerikaan ah iyo 6 Talyaani ah.

Halkaan ka Degso Warsaxaafadeedka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.