Ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay dagaallo xooggan kadib la wareegay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/Dhexe.
Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ataa gudaha gulay magaalada waxayna si buuxda ula wareegeen guud ahan degmada iyo saldhiyadii ay ciidanka Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen halkaasi.
Waxay su’aali ka taagan tahay halka ay ku dambeeyeen saraakiishii ciidamada Dowaladda Fedaraalka ee waayihii udambeeyay ku sugnaa degmadaasi, halkee ayey ku dambeeyeen.?
Xog ku saabsan dagaallada iyo la wareegitaanka degmada halkan ka dhegeyso.