Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalkii saakay ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku saldhiyada iyo xarumaha maamulka ee degmada Balcad.
Wararku waxay sheegayaan iney Miallateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab soo jiireeb saldhiyadii ay askarta Dowladda Fedaraalku kulahaayeen gudaha degmadaasi, islamarkaana la wareegeen xarumihii maamulka degmada.
Dhanka ciidanka Dowladda Fedaraalka ayaa isaga cararay dhamaan goobihii laga wareegay, waxaana xilligan gacanta ku haya ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Hadaba maxaa cusub xilligan.