Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Farriin Adag u Dirtay Xubnaha ku Lugta Leh Heshiisyada Lagu...

Al-Shabaab oo Farriin Adag u Dirtay Xubnaha ku Lugta Leh Heshiisyada Lagu Boobayo Kheyraadka Dalka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay iney la xisaabtameyso dhinacyada ku lugta leh heshiisyada sharci darrada ah ee lagu boobayo hantida iyo kheyraadka ummadda Soomaaliyeed.

Sidoo kale waxay Mujaahidiinta Al-Shabaab dadka Soomaaliyeed u sheegeen, in dowladda Turkigu aaney ka duwanayn kuwa shisheeye ee dalka kusoo duulay.

Halkaan ka Degso Warka Digniinta Al-Shabaab

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.