Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow lawareegay gacan ku haynta xerada Ilbaq ee dhacda inta udhaxeysa degmada Balcad iyo degaanka Qalimow ee kawada tirsan gobolka Sh.Dhexe.
Lawareegitaanka xeradan ayaa yimid kadib markii ay halkaasi isaga carareen ciidankii Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa.
Waxay arrintani kusoo aadeysaa xilli saakay inta udhaxeysa Muqdisho iyo Balcad ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka sameeyeen hawlgallo lagu sugayo amniga,waxaana la arkayay iyagoo raayada towxiidka ka taagay bartamaha wadada laamiga ah.