Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Howlgal Askar Lagu Dilay ka Fulisay Magaalada Kismaayo.

Al-Shabaab oo Howlgal Askar Lagu Dilay ka Fulisay Magaalada Kismaayo.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen, gudaha magaalada Kismaayo oo ah xarunta maamulka la baxay Jubbland.

Howlgalka ayaa waxaa lala beegsaday askar katirsan maamulka la baxay Jubbaland, kuwaas oo qaarkood goobta lagu dilay.

Inta la xaqiijiyay 2 askari oo katirsan nidaamka Axmed Madoobe, gaar ahaan kuwa gaarka ah ee (Special Forces) ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku dileen howlgalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.