Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ka fuliyeen, deegaan katirsan gobalka Mandheera oo kamid ah dhulka NFD ee ku hoos jira gumeysiga Dowladda Kenya.
Howlgalkaan ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay deegaanka Garbo-qooleey oo u dhaw magaalada Mandheera ee ay gumeysato Kenya, waxaana lagu baeegsaday dad Kirishtan Keenyaan ah.
Ugu yaraan 5 kamid ah Nasaarada Kenya ee weerarka lagu beegsaday ayay goobta ku dileen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, halka ay ku dhaawaceen 2 kale.
Marar badan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay howlgallo nuucaan ah ka fuliyeen dhulalka Muslimiinta ee ay xoogga ku heysato dowladda Kenya, kuwaas oo lagu laayay Kirishtanka ay dowladda Kenya ku beertay dhulalka Muslimiinta.