Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Howlgallo ka Sameeyay Wadada u Dhaxeysa Muqdisho & Afgooye.

Al-Shabaab oo Howlgallo ka Sameeyay Wadada u Dhaxeysa Muqdisho & Afgooye.[SAWIRRO]

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay maanta holwgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen, wadada u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Sawirro la baahiyay ayaa lagu arki karaa, ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku sugan bartanka wadada xiriira Muqdisho iyo Afgooye, iyagoo sugaya amniga dadka isticmaala wadadaas.

Halkaan ka Degso Xogta Sawirrada

Hoos ka Daawo Sawirrada:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.