Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay Lagu Arkaa degaano dhaca inta udhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, kuwaasoo isku fidiyay dhul baaxad leh.
Degaanada lagu arkay waxaa kamid ah Ceelasha Biyaha iyo Lafoole, hadaba maxaa laga soo warinayaa dadka ku sugan halkaasi.?