Monday, March 31, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo La Wareegay Degaanka Sabiid iyo Bayaan ay kasoo Saareen Dagaalka.

Al-Shabaab oo La Wareegay Degaanka Sabiid iyo Bayaan ay kasoo Saareen Dagaalka.

Ciidamo Katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay dagaal kula wareegay degaanka Sabiid oo 10KM ujira degmada Afgooye ee gobolka Sh.hoose.

Taliska ciidankooda ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu kaga hadlayo dagaalkii saakay ka dhacay degaankaasi iyo weeraro kala eoo wehliya.

Hadaba halkan kala deg war-Saxaafadeedka.

Mujaahidiinta oo la wareegay deegaanka Sabiid.

Halkan kala Deg War-Saxaafadeedka oo Cod ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.