Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo muddo 7 cesho ah ku sugan, deegaanka Aboorreey ee dhaca duleedka magaalada Buuloburde ee gobalka Hiiraan.
Muuqaalka ayaa waxaa kasoo muuqanaya qaar kamid ah saraakiisha ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ka warbixinaya xaaladda deegaanka, iyagoonaya diraya farriimo kala duwan.