Ciidmo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saakay dagaal xooggan ku qaaday, ciidanka Dowladda Fedaraalka ee ku sugnaa magaalada Masaajid Cali Guduud ee katirsan Sh.Dhexe.
Dirir culus oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsaday ayaa halkaasi ka dhacday waxaana jira khasaare soo gaaray ciidanka Dowladda Fedaraalka.