Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee degmada Jannaale ayaa fulisay xukun Xaddu Riddo ah, kaasoo lagu fuliyay nin lagu magacaabo Cabdullaahi Cabdiraxmaan Cali, oo 27 sano jir ah, lana shaqeynayay sirdoonka Dowladda Fedaraalka.
Xukunkaan ayaa wuxuu gelinkii dambe ee shalay ka dhacay fagaare ku yaala deegaanka Ugunji, waxaana usoo daawasho tagay qaar kamid ah dadka deegaanka.
Halkaan ka Degso Warka Xukunka