Waxaa sii kordhay khasaaraha askarta Dowladda Fedaraalka ku gaaray weerarkii cuslaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen degmada Aadan Yabaal ee gobalka Sh-dhexe.
Sheekh Yuusuf Kabokutukade oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-dhexe, ayaa shir jiraa’id oo uu qabtay ku sheegay in dhimashada ay gaartay 400 oo askari, isagoo geesta kale ka hadlay halka ay u firxadeen Odawaa iyo Shuute.