Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa isbuucii labaad ku sugan degaanka Ceel-Hareeri ee gobolka Hiiraan, iyagoo jabiyay askartii Dowladda Fedaraalka ee degaankaas horay gacanta ugu hayay.
Sawirro laga soo qaaday degaanka oo ay baahisay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa muujinaya qaar kamid ah ciidanka Mujaahidiinta oo ku dhex sugan gudaha degaanka, halka sido isla sawirada lagu arkayo meydadka tiro askar ah oo ciidanka Dowladda Fedaraalka looga dilay dagaalladii ka dhacay halkaas.
Halkaan Hoose ka Daawo Sawirada.