Wednesday, April 16, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo War-Saxaafadeed Hordhac ah Kasoo Saaray La Wareegitaanka Degmada Aadan Yabaal.

Al-Shabaab oo War-Saxaafadeed Hordhac ah Kasoo Saaray La Wareegitaanka Degmada Aadan Yabaal.

Bayaankan kasoo baxay Xarakada Mujaahiidinta Al-Shabaab ayaa looga hadlay dagaalladii saakay ka dhacay degmada Aadan Yabaal iyo tirada saldhyada la wareeraray.

Waxyaabaha lagu xusay war-saxaafadeedka waxaa kamid ah, in toban saldhig ay ciidanka Dowladda Fedaraalku ku lahaayeen magaaladaasi gudaheeda iyo duleedkeeda, ayna ku sugnaayeen askar kor udhaafeysa 2,000 askari.

halkan ka Degso War Saxaafadeedka.

Halkan ka Degso Asigoo Qoraal ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.