Wednesday, April 2, 2025
HomeAll NewsAl-Shabaab oo Weerar Cagmarin ah Kula Wareegay Xero Ciidan oo ku Taalla...

Al-Shabaab oo Weerar Cagmarin ah Kula Wareegay Xero Ciidan oo ku Taalla Gaarisa.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay saakay weerar cagmarin ah ku qaadeen, xero ciidan oo ku taalla deegaan katirsan gobalka Gaarisa ee dhulkada NFD.

Xerada la wareeraray ayaa waxaa ku sugnaa maleeshiyaad taabacsan dowladda Kenya, taas oo ku taalla deegaanka Biyo Madoobe oo hoostaga degmada Faafi ee gobalka Gaarisa oo ay gumeysato Kenya.

Maleeshiyaadka la wareeray ayaa waxa ay si gaar ah ula shaqeynayeen ciidanka Afduubta ee Dowladda Kenya, kuwaas oo dhibaato badan ku hayay dadka Muslimiinta ah.

Waxaa lasoo warinayaa in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay si buuxda ula wareegeen xerada, islamarkaana uu jiro khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.