Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa barqanimadii maanta waxa ay weerar ku billawday camaliyad nafhrunimo ah ku qaadeen, xarun ay ku sugnaayeen xubno katirsan Dowladda Fedaraalka oo ku taalla magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan.
Weerarka ayaa illaa iyo iminka ka socda gudaha xarunta, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan oo naf iyo maalba ah, iyadoo ay qaar kamid ah ragga inqimaasiyiinta ah ay la hadleen Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkaan ka Degso Warbixinta Weerarka