Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday, xerada askarta Itoobiya ay ku leeyihiin degmada Dinsoor ee gobolka Baay.
Sidoo kale Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday, saldhig askarta dowladda Kenya ay ku leeyihiin magaalada Maangaay ee gobolka Lamu oo kamid ah dhulalka Muslimiinta ee ku hoosjira gumeysiga dowladdaas.
Dagaalkan ayaa waxaa ka dhashay Khasaarooyin kala duwan ayaa oo gaaray ciidamada Kenya, waxayan Mujaahidiintu burbur xooggan gaarsiiyeen shirkadda Safaari Com ee ah ay leedahay dowladda Kenya.