Monday, April 28, 2025
HomeAll NewsAmeerikaan Lagu Dilay Madaafiicdii Xalane & Duqeynta oo Beegsatay Xarumo Muhiim ah.

Ameerikaan Lagu Dilay Madaafiicdii Xalane & Duqeynta oo Beegsatay Xarumo Muhiim ah.[DHAGEYSO]

Faahfaahin ayaa laga helayaa madaafiicdii maanta lagu garaacay xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay Shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya.

Madaafiicda ayaa beegsatay xarumaha kala ah:

1-Xarunta howlgalada Mareykanka, waxaana xiligii la beegsanayay xaruntan ka socday shir u dhexeeyay Saraakiil isugu jirta Ameerikaan, Turki iyo Saraakiil kale oo Cadaan ah.

2- Goobta lagu baakimo diyaaradaha Darooniska ah, burbur xoogan ayaana soo gaaray goobtaas.

3- Safaarada Taliyaaniga ee Xerada Xalane.

4 Xarunta ciidanka Alfa Guruub ee ilaaliya Safaarada Mareykanka ee Xalane.

Khasaaraha dhimasho ayaa ah 3 Ameerikaan ah iyo dhaawaca 7 kale oo isla Mareykanka ah, iyo 6 Talyaani ah oo uu dhaawacoodu culus yahay, waxaana xusid mudan in khasaaraha uu intaasi ka badan yahay.

Halkaan ka Degso Faahfaahinta Madaafiicda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.