Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsAqoonyahan Isdul-taag ku Sameeyay Wadciga uu Dalku Marayo Marka la Eego Dagaallada.

Aqoonyahan Isdul-taag ku Sameeyay Wadciga uu Dalku Marayo Marka la Eego Dagaallada.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab howlgallada ka billawday gobalka Sh-dhexe, kuna baahay goballo kale oo dalka kamid ah, ayaa waxaa isa soo taraya dadka ka hadlaya xaaladda uu dalku marayo.

Aqoonyahan Maxamuud Ugaas oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed, ayaa waxa uu isdul-taag ku sameynayaa wadciga uu maanta marayo dalka Soomaaliya, marka la eego dagaallada socda.

Halkaan ka Degso Falanqeynta Aqoonyahanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.