Thursday, May 22, 2025
HomeWarka GudahaAqooyahan DR-Xanafi oo ka Hadlay Niyad Jab uu Muujiyay Yuusuf Daba-Geed.

Aqooyahan DR-Xanafi oo ka Hadlay Niyad Jab uu Muujiyay Yuusuf Daba-Geed.[WAREYSI]

DR-Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahannada iyo dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waxa uu ka hadlay, war kasoo yeeray Madaxweyne ku Xigeenka maamulka la baxay Hirshabeelle Yuusuf Daba-geed, kaas oo uu ku sheegayay iney si ba’an ugu le’deen dagaallada ka socda gobalka Hiiraan.

DR-ka ayaa waxa uu sidoo kale baaq muhiim ah udiray, ciidamada Dowladda Fedaraalka ee ku dhamaanaya dagaallada ka socda gobalka Hiiraan iyo guud ahaan dalka, isagoona ugu baaqay iney ka waantoobaan siyaasiyiinta dhiigooda ka ganacsaneysa.

Halkan ka Degso Wareysiga.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.