Saacadihii lasoo dhaafay weerar uu fuliyay nin udhashay wadanka Austria ee katirsan qaaradda Yurub ayaa ka dhacay iskuul ku yaalla gudaha dalkaas, waxaana lagu dilay ku dhawaad 10 qof halka lagu dhaawacy tiro intaasi ka badan.
Iskuulkan oo ka kooban dugsi hoose, dhexe iyo sare, ayaa waxaa dhigta caruur Soomaali ah, kuwaasoo ay waxyeello kasoo gaartay weerarkan lagu dilay dadka badan.