Dowradaan oo socotay muddo 3 maalmood ah ayaa waxaa lasoo qabtay ardayda wax ka barata madarasada Ceynul Islaam ee Machadka Qurduba oo ku yaalla deegaanka Kuunyo-Barrow ee gobalka Sh-dhexe.
Ardayda ayaa waxa ay dowrada ku qaateen duruus kala duwan iyo muxaadaraad, waxaana sidoo kale loo qabtay tartan lagu nashaad-galinayo ardayda.