Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsAskar Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarro ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Askar Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Weerarro ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerarro isugu jira dhabbgal iyo qarax waxay ka fuliyeen, inta udhaxeysa degaanada Baarsanoogi iyo Buulo Gaduud ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose.

Weeraradan ayaa waxaa lagu dilay 2 askari oo kamid ah ciidanka Dowladda Fedaraalka, waxaana lagu dhaawacay 3 kale.

Dhawaan ayey ahayd markii qarax ka dhacay duleedka Kismaayo lala beegsaday gaari Booyad ah oo ay lahaayeen askarta Dowladda Fedaraalka, waxaana soo gaaray burbur.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.