Askartaan oo ay tiradoodu aheyd 5 askari ayaa waxaa lagu soo bandhigay deegaanka Kuunyo-barrow ee Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-hoose.
Waxa ay ka kala yimaadeen magaalooyinka Muqdisho iyo Baraawe, waxaana ay ka warbixiyeen waxyaabaha ku kallifay iney isaga soo baxaan Dowladda Fedaraalka, iyagoona qaarkood ay sheegeen iney si dirqi ah kaga soo badbaadeen dagaallo ka dhacay goballada dhexe ee Soomaaaliya.