Waxaa Dowladda Fedaraalka kasoo goostay islamarkaana isku soo dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab gaar ahaan wilaayada Sh/Dhexe, tiro askar ah kuwaasoo lagu soo dhaweeyay degaanka Xawaadleey ee gobolkaas.
Askartan ayaa tiro ahaan gaaraya 2 askari, waxayna magacyadoodu kala yihiin: Aadan Cali Cabdulle iyo Ibraahim Aadam.