Saturday, June 21, 2025
HomeAll NewsAskar Kasoo Goostay Maamulka la Baxay Koonfur-galbeed oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Askar Kasoo Goostay Maamulka la Baxay Koonfur-galbeed oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.

Waxaa degmada Buulo-fullaay oo katirsan wilaayada islaamiga ah ee Baay lagu soo bandhigay, askar kasoo goostay maamulka la baxay Koonfur-galbeed.

Askartaan oo ay tiradoodu aheyd 3 askari ayaa waxaa lagu kala magacabaa, Cabdiraxmaan Keerow Xasan Feysal Maxamed Aadan iyo Cali Maxamed Xasan Maadey iyo Cabdiraxmaan iyo Feysal, iyagoo muddo ku jiray sadka maamulkaas.

Halkaan ka Degso Warka Askarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.