Monday, June 16, 2025
HomeAll NewsAskar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Maamulka Islaamiga ah ee Sh-hoose.

Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka oo Isku Dhiibay Maamulka Islaamiga ah ee Sh-hoose.

Askartaan oo ay tiradoodo aheyd 2 askari islamarkaana katirsanaa Dowladda Fedaraalka, ayaa waxa ay isku soo dhiibeen Wilaayada Islaamiga ah ee Sh-hoose.

Askarta oo muddo katirsanaa Dowladda Fedaraalka ayaa waxa ay sheegeen, in ay ciidanka uga biireen magaalada Muqdisho, markii ay arkeen in diin iyo dadnimo aysan oollin halkaas, iyo dhibaatada ay dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ku heyso bulshada ay go’aansadeen iney isaga soo baxaan safkeeda.

Halkaan ka Degso Warka Askarta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.